• Thu. May 27th, 2021

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Month: February 2021

  • Home
  • Sidee loo bilawa podcast? Intana bilawin dhageyso oo ka faideyso!

Sidee loo bilawa podcast? Intana bilawin dhageyso oo ka faideyso!

Maxad kaga biloweysa podcastkaaga ama episodekaaga ugu horeya?

Somali iyo Facebook addict miyanu ku nahay misa wa la iska deen kara?

Heee Asc wan ku salamay dhageystaheyga qaaliga! Maalinta calamka ee bila Facebook maxad ka qabta? Waa Axaada taarikhdu markey tahay 28ka.Maalinta ad tijabineysid caadoyinka iyo addictionka kugu leeyihin baraha bulshadu.…

Weliga is yaree!Da’da maskaxda sidee loo ilaaliya?

Hee asc! Young For Ever!sidan si mahee! In aynu badalna da’da maskaxdeena, qisoo yar oo igu dhacday ayan ku haya maanta. Wax walba baa bilow ayey leeyihin cawa gabowga iyu…

Maxa Mars loo jecel ahay? Cawa iyo Mars!

SIMANEEY SOMALI PODCAST heee asc wan ku salamay!Rover Perseverance waa robot yar oo NASA uu dhirtay Mars wuxu soo fadhistay cawa au tarikhdu tahay 18/02 sacadu markey ehed 21h halka…

Maxa ka hor jooga qorshahaaga? 1week 5 steps samee!

Simaneey somali podcast Somali Level Up podcast kuso dhowow, hadi ad 1week 5tan steps ad  sameysid wax badan aya is ka badalaya. Hadi ad is waydisay wakhtigaagu  halku mara intan…