• Sat. May 29th, 2021

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Month: April 2021

  • Home
  • S01E05 Businesska Serverka maha businesskaaga!

S01E05 Businesska Serverka maha businesskaaga!

Businesska serverka wax badan ayan cawa iyo beri ka sheegi kara…ka faideyso! Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast S01E05 Businesska serverka waxaynu eegeyna businesska serverada! Maxay raba halkee ku…

S01E04 Format podcast guest group ama keli

Format podcast waa noocyada kala duwan ee podcastyada marti,asxaab ama keli! Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E04 format podcast keliga/group ama guest ad sameeneysid difference jira avantages iyo…

S01E03 Podcast saisons maxay muhim u ihin?

Podcast saisons ma qasab baa in la sameeyo, maxa laga faida? Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E03 waa podcast saisons, sidee looga faida? Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episodeūüėĀ Maxay…

Podcast website iyo Youtube

Maxa uga bahan tahay in channelkaaga Youtube ku dartid websitekaaga? Wa suaal ad uu muhim ah marka ad laba canal isku dareysid. Podcastku waa product buuxa oo website uu gaar…

Podcast maxa uu dhageysta?Maxan u jeclahay?

Halkan waxan kula wadaagi 3 sababood oo wanaagsan (shaqsi ahan) waxan uu jeclahay podcast Podcast somali iyo qaar luuqad kale waan dhageysta labada baa way is buuxiyan wixi ka maqan…