• Mon. Dec 5th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Simaneey

  • Home
  • Podcast website iyo Youtube

Podcast website iyo Youtube

Maxa uga bahan tahay in channelkaaga Youtube ku dartid websitekaaga? Wa suaal ad uu muhim ah marka ad laba canal isku dareysid. Podcastku waa product buuxa oo website uu gaar…

Podcast maxa uu dhageysta?Maxan u jeclahay?

Halkan waxan kula wadaagi 3 sababood oo wanaagsan (shaqsi ahan) waxan uu jeclahay podcast Podcast somali iyo qaar luuqad kale waan dhageysta labada baa way is buuxiyan wixi ka maqan…

Plan episode podcast dowload

Wakan planki PDF oo waa free! Print gareyso dib wax kale uu ilowi meysid. Halkan sida idinku balan qaaday waxan idin soo dhigey link ad ku heeleysid planka episodekaa sida…

Learn podcasting casharada ka faideyso!somali tutorials

Waxan sameeyey pagada cusub ee Videos. Waxa ka baran karta sida loo isticmaalo software ama logiciels ka cawinaya podcastka. Videoyada waxan kaso qaatay channelkeyga Youtube Simaneey si halkana uga faideysatid.…

Audacity somali tutorial cadkaaga hagaji 5 clicks qudha!

Audacity Somali Tutorial 5 clicks qudha isticmaal oo codkaaga wax badan ka badalaya!Codka audacity ayad ku duuban karta oo si fudud ula qabsaneysa.Marka ad rabtid inad duubtid codkaaga noise ama…