SUAALO IYO JAWAABO KAA CAWINAYA INAD FAHANTID SOMALIPODCASTS.COM

Suaalo hadi ad qabtid halkana ka heleysa jawaab.
Hadi suaashada ad ka helin halkan nala soo xidhidhi si aynu kaga jawabno oo dadka kale ee suaashaas qaba halkan aynu uu dhigno jawaabta!
Wa website isku keeneya all somali podcasts meel qudha si bulshada dhageystayashu uu helan si fudud podcastyada. Waxaynu sameyna services cawiya podcasters si uga faidan podcastkooda.
Websitekan waxa loo sameeye si podcastyada somaliyeed looga saaro server iyo wax jail uu eeg! Sida darteed shaqadeena ugu weyn wa kor uu qaadhinta experienceka iyo xidhidhka podcaster/listener! Waxana dhici karta in podcaster rabo website uu gaar ah ama business inu sameysto podcast, waynu ka cawina.
Episode walba oo podcaster somali ah sameeyo News websiteka ayu galaya. Taas waxay fududeneysa in dhagestuhu heelo wax cusub ama barto podcaster cusub; podcasterku wuxu heleya dhageystayal cusub wa win/win!
Episode walba page gaar ah ayu leeyahay, comments iyo share ayu leeyahay. Waxa dooran karta podcaster gaar ah oo heleysid markaba all episodes uu sameye.
Jawaabta rabtay hadi anay ku jirin nala soo xidhidh si aynu kaga jawaabno oo halkana uu dhigno suaashaas oo qof kale uu cawino Contact