• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Podcaster

KUSOO BIIR SOMALIPODCASTS.COM WAA FREE!

all episodes podcasters

Distribute here also your podcast it is free and in addition it’s somali! We have finally our own Somali podcast website wich displays each new episode.

NEW LISTENERS CAN DISCOVER YOU

As soon as you publish an episode it is also published here (you do nothing) just contact us and give your rss feed.It’s ready!

Halkan ka diwan gali podcastkaaga!

Website badan oo laga diwan galiyo podcastka aya jira lakin kaan waa uu gaar somali marka halkan baa ka diwan gali waa free!

Podcaster walba wuxu uu bahan ahay in la arko oo hore loo helo podcastkiisa.Websitekan hadi ad dhigtid podcastkaaga (adoo ino tabinaya feedka) waxaynu soo dhigeyna episode walba pagediisa ayu lahan. Sida kuwa kale ee page qudha all episode soo dhiga maha waana mid somalida loo sameye marka waa double avantage!

Bulshoo somaliyeed oo dhageysata podcast website iskugu keena ma jiro oo kan ehen. Dedicated website wuxu fududenaya in podcastkaaga dhageystayaal cusub oo podcasts kale la dhageysanayey ee bartan kaaga.

WAA FREE WAXBA MA BIXINEYSID

Waxa qudha ad uu bahan tahay hadi ad rabtid inad ku dartid podcastkaaga somalipodcasts.com messagega marka qoreysid feedkaaga ku dar oo raaci “Ku Dara“. Marka ad rabtid in laga saaro podcastkaaga somalipodcasts.com, messagega “Ka Saara” ayad soo qoreysa. Hadi ad ku dartid wuxu uu bahan ahay ila todobaad in la arko, websiteka iyo podcastkaaga isku hagajino (lakin badankii 48h ayad ku arkeysa podcastkaaga halkan) sida si leg hadi ad ka saareysid (adoo wakhtigaas ka raali ah).

Xornimada podcasterku wa muhiim podcastka adiga leh cid taabsan karta oo wax yar ka badali karta ma jirto! (websiteka somalipodcasts.com podcaster somali ah aya sameye) waxaynu ilaalina xaqa iyo akhtiyaarka podcaster walba waaba somali 😉

Fafahin dheerad hadi ad rabtid nala soo xidhidh contact

Waxaynu sameen karta in website gaar ha loo sameeyo podcastkaaga soo akhriso SUBWEB oo subscription ku sameyso websitekaaga.