GO FURTHER WITH YOUR PODCAST
NO SUBSCRIPTION NEEDS

Create a website for your podcast
Website podcastkaaga uu samee, website profesional ah! Nala soo xidhidh si aynu ka wada tashano, teamka somali podcast suaalada waynu furan nahay. Waxaynu la shaqeyna WordPress.

Offer paid subscriptions to your listeners
Dhageystayaasha kugu xidhan ma rabta in episodeyada qaar subscription ku dhageystan? Waxa loo isticmaala subscriptionka marka episode bonus ah ama mid gaar ah oo premium lagu dhageysan karo.
PODCAST SAMEYSO
Sida aynu ku balan qaadhnay 😉 wataa qeybtan kaa cawineyno podcastka. Podcast ayanu ku sameneyna oo waxa qudha ee hadhay wa inad codkaaga duubtid. Distributionka/Diwan galinta (google podcasts, itunes Spotify…) ayanu sameneyna si applicationada looga helo podcastkaaga.