PODCAST WEBSITE BY SUBSCRIPTION
Broadcast your episodes on your site while keeping your server!
More professional more beautiful than that of your podcast server.
You have your own domain and lots of tools for your subscribers. Offer a newsletter, pictures, videos and link your social networks (Youtube, Facebook,Twitter…) to your website. An all-in-one website is subweb, contact us!
Wa subscription ama plan ad bixineysid bishi mar si website podcast logu sameyo ila 5 pages gaadhaya
Maya, wa only podcast website. Wixi shopping iyo business ku saabsan so eeg Business
1)Websiteku magaca podcastka wataa aya sameneyna.
2)Waxa laga dhageysan kara episode walba oo ad sameysid. Taas waxay keeneysa in ka baqdi page walba episode dhigtid.
3)Connexion si dadku comment uu dhigan ka baqdi emailada dhageystayashada ayad uu diri karta new episodeka soo baxa.Midna ma wayi karan
4)Comments section si dadku uu wada shekeystan oo fikirkooga ka dhibtaan episodeka ey dhageysteen
5)Social medias si loo sharegareyo episodeyada, websitekaaga,sawiradaada. Ama sii guud loo la socdo barahaaga bulshada Facebook, Instagram, Twitter
Podcastkaaga waxa ka saraysa jailka serverka oo toos ayad ula macamileysa bulshada kugu xidhan.
100% podcastka ka faideysan. Podcastyadu maanta way xidhan ihin serverku all informations dhageystayshada ayu heysta news uma dhiri kartid cidna. Google kama heli karan!
Maya ee waxa laga odhanaya serverkaaga episodeyada la sharegaree websiteka. Dhageystayadhadu applicationka wey ka dhageysan karan weli 😉 Google episode walba kaso baxaya!