• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

6dan Qof is ka Fogee! Wakhtina ha ku lumin!

somali podcast simaneey 6dan qof iska fogee

Simaneey Somali Podcast

Somali Podcast boqor hooyo asxaab baxso baroor xanaaq 6da qof ee la is ka fogeyo si noloshadu u noqoto Zen. Nolosha anaga is ku adkeena ee noloshu ma adko kuwana wakhtiga naga cuuna iyo energyga.Noloshu way yartahay!Every LOW ka saar noloshaada 2021. Waxan ku rajeneya nolol zen ah oo happy ah meel walba ad joogtid, nolol bila buuq ah oo raxo ah inshallah inu rabi ku siyo lakin kuwan ka saar meesha. Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heshey fadlan liketa iyo subscribe igu tageer mahad.

Hadi ad episodekan ka heshey waxan kula talinaya episodeyada motivationka so  dhageyso Hinaasku wa waxa ku folxumeya 

Channelkeyga Youtube Simaneey soo eeg oo subscribegareyso ama episodeka jeceshahay video ku dawo

5 thoughts on “6dan Qof is ka Fogee! Wakhtina ha ku lumin!”

Leave a Reply

Your email address will not be published.