• Mon. Dec 5th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Maxa Mars loo jecel ahay? Cawa iyo Mars!

ina keen Mars cawa!

SIMANEEY SOMALI PODCAST

heee asc wan ku salamay!Rover Perseverance waa robot yar oo NASA uu dhirtay Mars wuxu soo fadhistay cawa au tarikhdu tahay 18/02 sacadu markey ehed 21h halka Yurub.Waxan rabay in aan kula la qeybsado rajada ama fikirka laga qabo robotga yar ee dunidoo idil cawa indhaha ku heesey! Fikirkeyga kula qeybsaday waa imagination… dee wll is diyaari wataa Mars la fadhistay dunidan Allah og… Adiguna maxad ka qabta waxyaladaasi?Miyad tegi lehed mars hadi colonie laga samenayo?? Waa kaftankii weekendka, bon weekend à tous!Wa ku mahadsan tahay inta dhageysatay, hadi ad ka heshey episodekan subscribe si anu ku dhafin episodeka kale.

Ma dhageysatay Maalin Calaamka bila FACEBOOK ee addictionk ka hadlaya so dhageyso oo challengeka ka qeyb gal!

Channelkeyga youtube waa Simaneey halkaana wa igala socon karta. 

#simaneey #somalipodcast

4,384 thoughts on “Maxa Mars loo jecel ahay? Cawa iyo Mars!”