• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Miskiin ma tahay? Inta dhageyso oo is baro!

miskiin ha noqon shadow aya loo bahan ahay

Hee Asc! Miskiin ha Noqoon, Wa sida loo fahmi karo Doctorkii Charles G. Jung. Qofkee fiican ma qofka xumaanta tuusi kara misa qofka xumaanta tuusi karin? Suashaas waxaynu isku da’yena in aynu ka jawabno. “Dagaalku” maanta waa hadal marka in hadalada wax ad iskaga ceelisid, businesskaaga, shaqadaada, societyga iska ceelin kartid. Dagaalku ama brutality wakhtiga ugu haboon iyo habka ugu haboon (hab walba ha noqdee physique ama hadal) inad awoodaada tustid. Diyaar ahow waxyalo badan ayad ku fahmi doonta! Qofka brutality tuusi kara hadana is qaban kara aya dhama cidan miskiinka ah ee lagu joogjosto:/ Adna maxa ka qabta miskin ma tahay misa dangerous, fikirkaaga ka dhibo message ii dhig.

www.somalipodcasts.com ama youtube simaneey.

Ad ayan ku salamay sida iyo next episode, hadi ad nagu cusub tahay wll kuso dhowow Simaneey.

#simaneey #somalipodcast

13 thoughts on “Miskiin ma tahay? Inta dhageyso oo is baro!”

Leave a Reply

Your email address will not be published.