• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Miyad guursanaysa sanadkan? intan yar samee ka hor!

somali podcast simaneey episode ma gursanaysa

Somali aroos ka hor wixi muuhimka ah inad ka tashatid.Maalinta arooska waxa ka weyn noloshaada. Wa talo ama waano. Arooskaga kheyr baan kugu rajeneya lakin fadlan wakhti qaado plan sameyso ila 5sano kama qomamen doontid weliga. Halkee ku socotan? Plan sameyso sanad walba. Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heeshey fadlan liketa iyo subscribe igu tageer mahad.

Episode kale oo qorshaha ka hadlaya waxa kula talinaya 1week/5steps episode cajiib ah oo ka cawinaya inad goalkaaga hore uu qaadhid oo fahantid waxa dib uu dhiga ama ka hor taagan. Halkan ka dhageyso

Channelkeyga youtube waxa la diha Simaneey soo eeg oo subscribegareyso 😉 linkan taabso Simaneey

3 thoughts on “Miyad guursanaysa sanadkan? intan yar samee ka hor!”

Leave a Reply

Your email address will not be published.