• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

S01E02 Podcast Strategy! Baro sida plan episode loo sameyo

planka episodeka baro tutorial podcast

Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode!

Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya inad dhistid episodeka ad duubeysid si wax dhisan uu noqdo. Koley waxyabo ad garaneysid aya jira oo mar walba ad tidha episodyada marka ad duubeysid sida “salaanta” ka baqdi wixi episodeka ad kaga hadleysey iyo salaanta dhamaadka etc… Halkan waxan ka faideysaneysa inad dhisatid plan ama kan ad ku dayatid 9ka cases ah. Dib uu ilowi meysid waxyalo ad rabtey inad la qeybsatid dhageystayashada. Inad hore uu sameysid plan maxay faido leedahay? Tusaale ex: qeybta 3 ka baqdi waxa dhigi karta music transition ah (music hadhow noqoon karta xayeesis ads mustaqbalka one click uga dhigi kartid) hadi kale waqti badan ayey kugu qaadan inad xayeesis dhigtid episodekaaga ama serverkaagu waqtigu rabo ayu dhigi xayeesis taas oo dhageystayaashada dhibi karta podcastka uu fiicned.

Wayahay wll qeybtan waa qeybtiina hadi suaalo ad qabtan comments ii dhiga somalipodcasts.com waa idin ka jawabi inshallah. Hadi podcaster ad tahay la soco saison strategy podcast wax badan ayad ka faiidi oo kor uu qadaya podcastkaaga.

Waxana submission ku sameen karta podcastkaaga somalipodcasts.com wa free! so eeg… sidu google uu jeclaado podcastkaaga (hahey episode walba pagediisa url ayu leeyahay ka duwan taa serverkaaga ku siyo😉) contact form rss feedkaga kuso dir!

Waxan rajeneya ina ka faidey liketa ha ka tagin😍

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com

💌 team@somalipodcasts.com

Channelka Youtube Simaneey Tutorials ama casharo ayan soo dhiga ka cawiya podcastka

3,875 thoughts on “S01E02 Podcast Strategy! Baro sida plan episode loo sameyo”
  1. Asking questions are in fact pleasant thing if
    you are not understanding something fully, but this piece of
    writing gives good understanding even.

  2. You can certainly see your expertise in the article you write.

    The arena hopes for even more passionate writers such as you who aren’t afraid to say how they
    believe. At all times follow your heart.