• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

S01E04 Format podcast guest group ama keli

keliga podcast asxaab guest marti host somali simaneey

Format podcast waa noocyada kala duwan ee podcastyada marti,asxaab ama keli!

Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E04 format podcast keliga/group ama guest ad sameeneysid difference jira avantages iyo limites ee leeyihin ayan kaga hadlaya! Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁

Podcastku waa cajiib wuxu ku furaya mar walba in dhinaca yar ad kaso baxdid oo maanta hadi ad ku bilowdid podcastkaaga group beri guest uu boodi kartid ama keliga episode ad duubi kartid! Runti sida ad rabtaan ku bilawa wax idin joojin kara oo imaginationkiina ehen ma jiro😉 SKY IS THE LIMIT! Hadi maanta guest ad uu baratay oo biishi mar ad duubtid wax ku diidaya in episodeyo keliga ah ad uu duubtid dhageystayaashada ama mid asxaab isla duubi kartaan.Podcastka hadi maanta 2/3 ku tihin waxa dhici karta in qof arin uu jecleysto uu keligi dadka la wadaago marka wax idin diidaya inad mix gareysan 3da nooc ee podcastka ma jiro😎

Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid 😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan.

Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso!

Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada iyo halkee nagu wadaan ayan kaga hadli doona hadu Allah ka dhigo inshallah!

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!

💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕

📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc…

Send in a voice message: https://anchor.fm/simaneeysomali/message

5 thoughts on “S01E04 Format podcast guest group ama keli”

Leave a Reply

Your email address will not be published.