• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

businesska serverka maha businesskaaga

Businesska serverka wax badan ayan cawa iyo beri ka sheegi kara…ka faideyso!

Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast S01E05 Businesska serverka waxaynu eegeyna businesska serverada! Maxay raba halkee ku socdan sidee uu isticmalayan podcastkeena?Wax badan aya laga sheegi kara serverada😁 Intan aan idin soo koobay waa ii gaar wixi kale ad rabtid ayad ku dari karta comments…

Sida uga faidno podcastkeena waxaynu bahan in serverka inay wada fahanoo. Sidu uu shaqeeya? Muxu raba iyo halku uu socda?Waxa ugu muhimsan ee aan kula qeybsanayo waa podcastkaaga meel walba ha laga dhageysto hadi youtube channel ad leedahay halka dhig episodes ama facebook. Bonus ayad dhageystayaashada kuso dhoween karta ama uu sheegi karta in dhinaca kale wax badan oo kale ka heli doonaan.Hadi server kula talinayo wa Anchor wayo timeka kuma adkeenayo oo wa free! Spotify waa princeka podcastyaada bilow itunes ka baadiya halka dhageysiga allahu aclam lakin Spotify ilaasho…

Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid siiba Spotify😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan.Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso ama ku xidhnow somalipodcasts.com

Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada iyo halkee nagu wadaan ayan kaga hadli doona hadu Allah ka dhigo inshallah! waa ino iyo episode cusub! 

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!

💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕ marka iso qoor message hadi ad suaalo ad qabtid

📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc…

17 thoughts on “S01E05 Businesska Serverka maha businesskaaga!”
  1. Wow that was odd. I just wrote an extremely long comment but after I clicked submit my comment didn’t appear. Grrrr… well I’m not writing all that over again. Anyway, just wanted to say wonderful blog!

  2. It’s appropriate time to make some plans for the future and it’s time to be happy. I have read this post and if I could I wish to suggest you some interesting things or tips. Maybe you could write next articles referring to this article. I desire to read even more things about it!

Leave a Reply

Your email address will not be published.