• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

S01E06 Podcastka dadku side lacag uga sameyan?Part1

sida looga sameyo lacag podcastka

Hee Asc wll kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa S01E06 Podcastku marku product yahay sidee lacag looga sameen kara?Arbaca maanta iyo episodekeeni 💰 side lacag looga samaya Podcastka?

Ok podcastka nooc walba lacag uga sameen karta marku product yahay nacam marku yahay waxad ad iib geeneysid! Marka kale wa podcastka marka canal uu isticmaleysid nacam waa wadada uu mareysid iib geenta services ama formations etc…

Maanta part1 keena waxaynu ku eegeyna noocyada kala duwan ee podcastka lacag loga sameen karo sida uu iibin kartid episode yaada saisons ama podcastka idil ba😉

  1. One Bonus ah oo cajiib ah ayan dhigey pagadeyda facebook simaneeysomalipodcast

Waxan idin haya Bonus cajiib ah oo idin dhigayo facebook pagadeyda dhibata ina kala heysata facebook ma nacdaan facebook?

Ma aragteen in button voice message soo ceeliyey?🎤 bahal message cajib ah soo duub oo fikirkaaga ka dhibo podcastka saison yaada ama wixi aad igu dari karid ba suggestions…

Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso liketa dhac ka sii👍

  • Next episode S01E07 Sidee lacag looga sameya podcastka marku ahay canal?

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib uu sameeyo podcastkaaga!

💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with☕

📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc…si caadi iska soo dawo dhib ma leh😉 subscribe dhac ku jiid bes wa kukaa!!!

Hadi ad marki hore ku xidhneed podcastka oo saisongan 10episodes kugu dheeratay waxa imika sii dooran karta topic ama saison kale wixi ad rabtid ina ka hadlo voice message igu soo dir 😉 ma saison ayad rabtan misa bila saison oo topics free ah iska qaadana?

Send in a voice message: https://anchor.fm/simaneeysomali/message

313 thoughts on “S01E06 Podcastka dadku side lacag uga sameyan?Part1”
  1. Нові сучасні фільми дивитися українською мовою онлайн
    в хорошій якості HD Link

  2. Новинки фільми, серіали,
    мультфільми 2021 року, які вже вийшли Ви можете дивитися українською на нашому сайті Link

  3. Нові сучасні фільми дивитися українською мовою
    онлайн в хорошій якості HD Link

  4. Новинки фільми, серіали, мультфільми 2021 року, які вже вийшли Ви можете дивитися українською на нашому сайті Link

  5. Новинки фільми, серіали, мультфільми
    2021 року, які вже вийшли
    Ви можете дивитися українською на нашому сайті link

Leave a Reply

Your email address will not be published.