• Wed. May 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

S01E07 Lacagta podcastka canal marku ahay

lacagta podcastka side looga sameya marku canal ahay

Kuso dhowada waxan kaga hadlaya lacagta podcastka laga sameen karo marku canal ahay!

 

Lacagta podcastka hadi ad canal ahan uu isticmaleysid

Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast. Wa saison 1 episode7 lacagta podcastka canal marku ahay!Sidee la sameeya marka podcastka uu isticmaalno sii aynu uu iib geyno product ama services.Kow hadi ad youtube leedahay waxad isku xidhi karta ama ku buuxin karta channelkaaga podcast.

Waxay dadka badankood sameyan waa affiliation! hadi intaaso sanadood laga hadlayo affiliation ciyaar maha🤫 Waxa lagu iibiya podcastka services, links affiliation sida rabtid, formations ayad kaga hadli karta…Noocyo badan ayad uu isticmaali karta podcastkaaga. Waxad sameen karta oo cajiib ah in services magacaalada si halka uga heshid sponsor iyo affliation fiican;) Fikrad kale waxad sameen karta podcast buugagta ad kaga hadleysid linka affiliationka waxad dhigi karta description…Taas dad badan aya ka faideysta.

Hadaad ku cusub tahay wll welcome! Fikirkaaga ka dhibo ama nala wadaag fikrad/suggestion, aynu isla wadaagno! BISHAARO BISHAARO wllyaal waxa soo dhow dhamadkii saisongan sii sheegta waxa rabtaan inaynu ka hadalno. 👽 hadi kale mars ayan idin geen.

Episodeka part 1 ee sidee lacag looga sameya podcast waa halkan S01E06 Saisongan waa only podcast cid walbo rabta inay sameysato ama ku xoogiso podcastkeeda.

Youtube channel simaneey

Fikirkaaga ka dhibo comments ii sheeg waxad ka qabtid!

1,446 thoughts on “S01E07 Lacagta podcastka canal marku ahay”
  1. Thanks for any other excellent article. The place else may just anyone get
    that kind of info in such a perfect approach of writing?

    I’ve a presentation subsequent week, and I am on the search for such info.

  2. Its like you read my mind! You appear to know so much about this, like
    you wrote the book in it or something. I think that you
    could do with some pics to drive the message home
    a bit, but instead of that, this is wonderful blog.

    An excellent read. I will certainly be back.

  3. This is the best blog for anybody who desires to find out about this topic. You realize a lot its nearly exhausting to argue with you (not that I actually would need…HaHa). You undoubtedly put a brand new spin on a subject thats been written about for years. Nice stuff, just nice!

  4. Hi there are using WordPress for your blog platform? I’m new to the blog world but I’m trying to get started and create my own. Do you require any html coding expertise to make your own blog? Any help would be greatly appreciated!