• Wed. May 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

S01E08 Podcasts badan maxa laga faida?

podcasts badan

Podcasts badan maxa ka faideysa?

Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast wa s01e08 saisongeeni podcast strategy! Podcasts badan maxa laga faida? Hadi ad sameysid podcasts badan maxa adigu ka faideysa? Arbaca mercredi walba new episode la soco…

Luuqad kale hadi ad ku hadashid bilow podcasts badan kala duwan sameysa why not? Waxad sameen karta in category ad rabtid podcast uu sameysid ka baqdi ad eegtid ka soo baxa nacam ad test gareysid podcastka socda ama ka ad iska deen kartid😉 Qaar 3/4 podcast ayey soo saaran ka baqdi xooga saaran ka ad dhageystayashu ula qabsadaan waa wakhti ad ku save gareneysid intad ku daali lehen fikrado kale.

Hadi ad ku cusub tahay podcastkan so dhowow soo dhageyso episodeyada kale saison wa mid only podcast kaga hadlayo lakin qaar kale waan sameeyey.

NEXT EPISODE wll waxaynu ka hadlayna OR-GA-NI-SA-TION hadi ad shaqeysid ama ardey ama xaas/hooyo ad tahay side wakhtiga uga faideysan karta sii ad uu duubtid episode? Waxan kugu sheegi next episode ee la soco😊

Facebook soo eeg oo ii sheeg waxad ka qabtid https://www.facebook.com/simaneeysomalipodcast

#simaneey #SomaliPodcast

🌍 somalipodcasts.com (hadi ad rabtid ka diwan gali podcastkaaga WAA FREE) ila soo xidhidh hadi ad rabtid in website cajiib ah aan uu sameeyo podcastkaaga;)

💌 team@somalipodcasts.com email walba waan akhrista with🔍

📺 Youtube Simaneey tutorials ayan soo dhiga idinka cawiya podcastkiina iyo waxyaalo kale sida ebook, youtube, canva etc etc…

ka raali noqda wakhtigu soo baxay😓😓 sorry sorry runti aad ayan uga xumahay ee sacada aya khalday!

Send in a voice message: https://anchor.fm/simaneeysomali/message

102 thoughts on “S01E08 Podcasts badan maxa laga faida?”
  1. Hello there! Do you know if they make any plugins to assist with Search Engine Optimization? I’m trying to get my blog to rank for some targeted keywords but I’m not seeing very good success. If you know of any please share. Many thanks!

  2. This website is mostly a stroll-via for the entire data you wished about this and didn’t know who to ask. Glimpse here, and you’ll definitely uncover it.

  3. Hi there! I just wanted to ask if you ever have any problems with hackers? My last blog (wordpress) was hacked and I ended up losing months of hard work due to no data backup. Do you have any solutions to stop hackers?

  4. Hello! This is my first visit to your blog! We are a collection of volunteers and starting a new project in a community in the same niche. Your blog provided us valuable information to work on. You have done a extraordinary job!

Leave a Reply

Your email address will not be published.