• Wed. May 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

S01E10 Resume iyo top 5 Somalis Podcasts

resume top 5 somalis podcast simaneey dhageyso

Kuso dhowow resume saisongii Podcast Strategy episodekii ugu dambeye iyo top 5 somalis podcasts!

Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa S01E10 finalkii saisoga! Waxan kaga hadlaya muhimada iyo top5 podcasts somaliyeed ee aan dhageysto. 

Ad ayan idinka mahad celinaya sida ila socotaan runti😍 Podcastkaaga ku tuuro wll episodeka bonus ayan idin soo wada si fikrado podcast uga qaadataan waana 10 fikradood oo cajiib ah. Waxan rajeenay inad ka faideen Resume iyo top 5 Somalis Podcasts ee aan idinla qeybsaday maanta. So dhageysta podcastyadan wax badan ayad ka faididontaan inshallah! Application walba oo ad isticmashid waxa ku qorta lista halkan aan kuso diyarieye si dhakhso uu heeshid!

Podcastyada halkan aan ku sheegey waa qaar aan dhageystay ama aan la socdo mid walba wax ayan ka faiday aadna wan u salamaya🖐

  • Somali Book Review
  • Somalipodd
  • Hawraarsan 
  • Miraha Luulka
  • Somali Motivation Podcast

Podcastka waxan ka dhigaya sabtida maxad ka qabtan?Misa khamiista?

Waxa dhageysan karta episodeyada aan kaga hadleyo serverka iyo muhimadiisa, busineeskisa ama dawan karta videos tabso halkan

Channelkeyga Simaneey youtube

Facebook simaneeysomalipodcast

Websiteku waa somalipodcasts.com

Send in a voice message: https://anchor.fm/simaneeysomali/message

1,513 thoughts on “S01E10 Resume iyo top 5 Somalis Podcasts”
  1. Yesterday, while I was at work, my sister stole
    my apple ipad and tested to see if it can survive a forty
    foot drop, just so she can be a youtube sensation. My apple ipad is now
    destroyed and she has 83 views. I know this is totally off topic but I had to share it
    with someone!

  2. Banko Tahminler ile paranızı katlamak Betstake10 tahmin ekibi ile çok kolay. Sizde sadece bir tık uzağınızdaki 1betstake10.com sitesine giriş yaparak banko tahmin ve banko kuponlar ile kazanmanın tadını çıkarın.