• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Tenet iyo History of bad words aya review ka sameeyey bal dhageyso!

tenet history of bad words review

Heee Asc waan idin salamay wllyaal! TENET HA DAWAN! Premièrement maanta wa sci fi iyo cameeskii weekendkii igu dhacay. Sanadkan iyo dhibatada naga heysa filimada allah og. Waxaynu ka hadlayna TENET hadi ad is lehed dawo. Episodekan wa spoiler midhan ee iska ilaali ha dhageysan! Waxa kalo ka hadlay History of bad words Nicolas Cage oo taarikhda cayda ina baraya (runti ina baraya si dhab ah…) Alors  yaa uu bahan iney ogato F word halku ka imid? Donc,wallyaal runta aynu isku sheegno hahaha…waa wakhti lumis. Ensuite, inta dambe waxan kaga hadlaya Foundation oo ninkii kibirka badna ee asimov qorey.

Enfin, idinkuna ii sheega waxa ka qabtan ama hadi ad ku tala jirten ina dawatan oo idin badbadiyey ;D. Hadi an ka spoileyey filimka dee waan sii sheegey bilowgi wll WAXBA KUMA DHAFIN! Hadi ad nagu cusub tahay kuso dhowow oo subscribe Simaneey somali podcast!

Podcastka episode hadi ad rabtid ina ku dawatid video waxa ka dawan karta youtube channel Simaneey kuna so dhowow channelkaas.

Episodeka Rover Perseverance ayan kugu la talainaya inad dhageysatid hadi sci fi jeceshahay

#Simaneey #SomaliPodcast

40 thoughts on “Tenet iyo History of bad words aya review ka sameeyey bal dhageyso!”

Leave a Reply

Your email address will not be published.