• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Wa maxay Clubhouse? Somali maxa uga faido ah?

somali podcast simaneey episode cover wa maxay clubhouse

Update waxan is idhi Clubhouse ayad ugu horeen! Ilen Clubhouse ba somalida ka buuxda hahahah

Heee Asc! Ma taqana Clubhouse baraha bulshada cusub? Maya! kalay dhageyso waxan bixinaya invitation ka baqdi (hahaha). Clubhouse wa baraha bulshada cusub wuxu soo baxay 2020, waxana la rajeneya inu dhaafo facebook instagram iyo twitter baa. Wayo? wayo elite system ayu ku salaysan ahay, invitation oo qudha aya lagu gala.

Maanta nasib daro android kuma soqdo ee wa only ios. Hadi projection sameyno wa system aad iyo aad cajib uu noqon kara siiba dadka baraha bulshada community weyn ku leh wuxu noqoon kara nooc duukan ah oo live ugu iibineysid product kaaga ama premium product for premium members. In kasto application live ah ee jiran sida paltalk, lakin paltalk wuu gabobey ee application la qabsata 2020 aya la raba. Taasa keneysa in invitation lagu galo oo privilege noqoto for premium members (halka liveyada kale cid walba iska gasho). Invitationkii maanta waxay socota 200$!!!! Qofkii baa 2 invitation ayu diri kara. Anagoo live uu isticmaalin clubhouse waxba laga ma sheegi karo weli laakin wixi hadi invitation tahay ma ila aragta potentielkaas.

Adna wll maxad ka qabta clubhouse? Miyad ku jirta oo invitation soo direysa misa ana kuso dira (haha). Hadi ad nagu cusub tahay kuso dhowow podcastkan waa fikrado iyo sheekoyin weekendkii ku dhaaftid.

somalipodcasts.com ka dhageyso inta kale oo comments halka ii dhig.

💌 team@somalipodcasts.com igula xidhidh

Hadi ad podcaster tahay distribution ku samee podcastkaaga si bulshadu uu heshoo new episode walba wa websiteka new episodes somali podcasts laga heli karo inshallah. Wa website aan uu sameye podcastyada somaliyeed iyo services (haa waa WordPress😎)

Channelkeyga youtube Simaneey waxan soo dhiga tutorials iyo episodeyada podcastka qaar.

Anchor background music hadi ad ka heshey waa : Beats>Harp

#simaneey #SomaliPodcast

96 thoughts on “Wa maxay Clubhouse? Somali maxa uga faido ah?”
  1. Новинки фільми, серіали, мультфільми
    2021 року, які вже вийшли Ви можете дивитися українською на нашому сайті Link

  2. Новинки фільми, серіали,
    мультфільми 2021 року, які вже вийшли Ви можете дивитися українською на нашому
    сайті link

Leave a Reply

Your email address will not be published.