• Wed. Jun 29th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Wa maxay podcast? Sidee loo noqda podcaster?dhegeyso!

Feb 9, 2021
somali podcast simaneey wa maxay podcast tutorial

Somali Podcast Wa maxay podcast?sidee loo noqda podcaster? Halkee kaga bilawa?Suaalada ad qabtid ayan is ku da’yi inan ka jawbo. Podcastku bulshada badankeed uu ku cusub yahay lakin dad aya raba iney bartan oo ka qeyb qaatan adventurekan aan cid walba kula talinayo iney mar uun is ku daydo. wa experience cajib ah oo aan aad uga helay. Episodes kale oo podcast ku sabsan way soo socdan idin ilowi mayo. Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heeshey fadlan liketa iyo subscribe igu tageer mahad.

44 thoughts on “Wa maxay podcast? Sidee loo noqda podcaster?dhegeyso!”

Leave a Reply

Your email address will not be published.