Ma hinaasta? Folxumada maseyrka dhageyso!
Simaneey somali podcast Hinaas jealous.dabeecada badal, noloshaada jealous iyo hinaas iyo xaasid kuma qaabtan 2021! Hinaasku wuxu keena cuduro, alxamdulilaah kama odhano qofka kale, qofka nogu dhow dhibato badan ayu…