• Mon. Dec 5th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Simaneey

  • Home
  • S01E03 Podcast saisons maxay muhim u ihin?

S01E03 Podcast saisons maxay muhim u ihin?

Podcast saisons ma qasab baa in la sameeyo, maxa laga faida? Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E03 waa podcast saisons, sidee looga faida? Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁 Maxay…

Plan episode podcast dowload

Wakan planki PDF oo waa free! Print gareyso dib wax kale uu ilowi meysid. Halkan sida idinku balan qaaday waxan idin soo dhigey link ad ku heeleysid planka episodekaa sida…

Learn podcasting casharada ka faideyso!somali tutorials

Waxan sameeyey pagada cusub ee Videos. Waxa ka baran karta sida loo isticmaalo software ama logiciels ka cawinaya podcastka. Videoyada waxan kaso qaatay channelkeyga Youtube Simaneey si halkana uga faideysatid.…

Audacity somali tutorial cadkaaga hagaji 5 clicks qudha!

Audacity Somali Tutorial 5 clicks qudha isticmaal oo codkaaga wax badan ka badalaya!Codka audacity ayad ku duuban karta oo si fudud ula qabsaneysa.Marka ad rabtid inad duubtid codkaaga noise ama…

S01E02 Podcast Strategy! Baro sida plan episode loo sameyo

Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode! Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya…