• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

SomaliPodcast

  • Home
  • S01E07 Lacagta podcastka canal marku ahay

S01E07 Lacagta podcastka canal marku ahay

Kuso dhowada waxan kaga hadlaya lacagta podcastka laga sameen karo marku canal ahay!   Lacagta podcastka hadi ad canal ahan uu isticmaleysid Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast. Wa saison…

S01E06 Podcastka dadku side lacag uga sameyan?Part1

Hee Asc wll kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa S01E06 Podcastku marku product yahay sidee lacag looga sameen kara?Arbaca maanta iyo episodekeeni 💰 side lacag looga samaya Podcastka? Ok podcastka…

S01E05 Businesska Serverka maha businesskaaga!

Businesska serverka wax badan ayan cawa iyo beri ka sheegi kara…ka faideyso! Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast S01E05 Businesska serverka waxaynu eegeyna businesska serverada! Maxay raba halkee ku…

S01E04 Format podcast guest group ama keli

Format podcast waa noocyada kala duwan ee podcastyada marti,asxaab ama keli! Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E04 format podcast keliga/group ama guest ad sameeneysid difference jira avantages iyo…

S01E03 Podcast saisons maxay muhim u ihin?

Podcast saisons ma qasab baa in la sameeyo, maxa laga faida? Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E03 waa podcast saisons, sidee looga faida? Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁 Maxay…