• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

SomaliPodcasts

  • Home
  • S01E01 Podcast Strategy! Materials iyo personality

S01E01 Podcast Strategy! Materials iyo personality

Hee Asc!Kuso dhowow Simaneey somali podcast! Podcast Strategy Saison 01 Episode 01 Materials and Personality. Arbaca walba waxad dhageysan karta episode cusub oo ku saabsan podcastka. Episodekan 01 waxan kaga…

Wa maxay Clubhouse? Somali maxa uga faido ah?

Update waxan is idhi Clubhouse ayad ugu horeen! Ilen Clubhouse ba somalida ka buuxda hahahah Heee Asc! Ma taqana Clubhouse baraha bulshada cusub? Maya! kalay dhageyso waxan bixinaya invitation ka…

Fikir shaqo oo aad uu cajiib ah ayan kula qeybsanaya hore uu dhageyso!

Simaneey somali podcast Hee Asc maanta wa business % walayaal! Waxan idinla qeybsanaya fikir shaqo oo cajiiib ah oo potential ad uu weyn leh!$For entrepreneur mind$ Wixi cusub calaamka jecel…

Sidee loo doorta server podcast?somali podcast tutorial

SOMALI PODCAST TUTORIAL Maraka la doranayo server wax badan ayad iska ilaalineysa halkan sida uu doran kartid serverka podcastkaaga ayan ku sheegeya. Hadi khalad dhaco waxba maha serverka waa badali…

Somali Podcast Tutorial

Wa maxay podcast? Suaalo hadi ad ka qabtay podcastka halkan ka dhageyso waxan ka qabo podcastka iyo uwux yahay! Commentskaaga ka dhibo ama asxaabta la shargeyso. Videos kale ku saabsan…