• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

SomaliPodcastTutorial

  • Home
  • Plan episode podcast dowload

Plan episode podcast dowload

Wakan planki PDF oo waa free! Print gareyso dib wax kale uu ilowi meysid. Halkan sida idinku balan qaaday waxan idin soo dhigey link ad ku heeleysid planka episodekaa sida…

Learn podcasting casharada ka faideyso!somali tutorials

Waxan sameeyey pagada cusub ee Videos. Waxa ka baran karta sida loo isticmaalo software ama logiciels ka cawinaya podcastka. Videoyada waxan kaso qaatay channelkeyga Youtube Simaneey si halkana uga faideysatid.…

S01E02 Podcast Strategy! Baro sida plan episode loo sameyo

Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode! Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya…

S01E01 Podcast Strategy! Materials iyo personality

Hee Asc!Kuso dhowow Simaneey somali podcast! Podcast Strategy Saison 01 Episode 01 Materials and Personality. Arbaca walba waxad dhageysan karta episode cusub oo ku saabsan podcastka. Episodekan 01 waxan kaga…

Wa maxay Clubhouse? Somali maxa uga faido ah?

Update waxan is idhi Clubhouse ayad ugu horeen! Ilen Clubhouse ba somalida ka buuxda hahahah Heee Asc! Ma taqana Clubhouse baraha bulshada cusub? Maya! kalay dhageyso waxan bixinaya invitation ka…