• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Videos

YOUTUBE CHANNEL

Hadi ad channel Youtube leedahay waxa lagu dara kara websitekaaga podcastka.

Waxay marka heeleyan dhageytayashadu videos ad Youtube ku leedahay oo xita subscribe kuu jidi karayan…Wa wax ad uu fiican oo bulshadaada ku kordhineysid!

So eeg pageda channel iyo playlist sida kala duwan ee loogu dari karo videoyadaada websiteka. Hadi ad rabtid ina lgu daro nala soo xidhidh🖐