• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Channel

Marka Channelka Youtube lagu darayo website podcaster leeyahay!

Halkan waxad ku arki channelkeyga Youtube Simaneey oo tuusale kaga dhigey! Sidan uga soo saarayo website all videos ama playlist qudha ayey noqon karta. Sida ma rabta in all videos+podcast la arko oo xita subscribe lagu jiido channelkaaga? Podcastkaaga waxa ku xoojineysa Youtubekaaga taasna waa cajiib 😉