Playlist qudha ayad dooran karta in lagu daro websiteka
Sidan idinku sheegey baa waxan ku dari kara channelkaaga Youtube websiteka Podcast si halka la siku geeyo Podcast iyo Channel Youtube!
Hadaba waxa dhici karta chaneelkaga ad ka rabtid only playlist qudha ad doratay iney ka muuqato websiteka, maxa la sameen kara?
Sababta waxay noqon karta in channelkaaga waxyalo badan iyo thematique badan ad kaga hadashid oo ad rabin in wax walba ad tuustid. Waxa dhici karta in playlist qudha xuuseyso dhageystayashada podcastka ku xidhan.
Playlist qudha ayan soo dhigaya sidan halkan ka muuqata oo ka hadlaysa only casharo tutorials ka hadleysa👌
1
/
3


Somali Podcast Tutorial Wa Maxay Podcast?Sidee uu noqda podcaster?Halkee kaga bilawa?baro imika

Sidee Audacity loo isticmalaya marka codkaaga ad duubeysid?Somali tutorial 5clicks qudha samee

Sidee loo doorta Server Podcast? somali tutorial cashar

Greenroom by Spotify waa app fiican weliba hadi podcaster tahay!
1
/
3
