• Sun. Sep 25th, 2022

Somali Podcast

All Somali Podcasts! New episodes Bonus Trailers all in One place!

Yaan ahay

YAAN AHAY? MAXAN SAMEEYA?

Wa run oo horta hadi services iyo waxyaalo laga iibinayo waxa soo eegta cida wax iibineysa wa ayo. Waxayaaladu wa wax la hubo baa?

Horta gabadh somaliyeed baan ahay😁 ok ok taas wey fududeed….

Waxan sameeya websiteyo WordPress ku lagu dhisey oo podcastka ku fiican ama landing page ama business…

Waxan raba in cid walba ka faideysato podcastka wayo waa product buuxa. Product buuxa waa maxay? waa shey ad siyaabo kala duwan oo badan uga faideysan kartid mustaqbalkiisuna fiican ahay.

Qeybta ugu weyn ee aan ka shaqeeyo waa dhisida podcast website sidan somalipodcasts.com ad ku arki kartid baa.

Way dhici karta in formation an uu sameeyo dadka raba in WordPress bartan iyo Digital marketing oo ah wax aan dhamaad lehed wayo mar walba wax cusub aya lagu dara.

Hadi ad channelkeyga Youtube ad ka timid websitekan kuso dhowow, soo eeg pageyada iyo waxa aan sameyo.

Contact form isticmaal hadi ad rabtid inad ila xidhidhid 💌 waan ka jawaba hore hadi ad suaalo ad qabtid FAQ soo akhri bilow jawabta halkaas ad ka heshaa.